ebook img

Page 1 Page 2 DADKA QAALIGA AH EE DHAWAAN SOO GALEEN Gobalka Vaud waa mid ka mid ... PDF

29 Pages·2017·2.61 MB·Somali
by  
Save to my drive
Quick download
Download
Most books are stored in the elastic cloud where traffic is expensive. For this reason, we have a limit on daily download.

Preview Page 1 Page 2 DADKA QAALIGA AH EE DHAWAAN SOO GALEEN Gobalka Vaud waa mid ka mid ...

SOMALI KUSOO DHAWAAW BIENVINI, WELCOME, MIRË SE VINI, MARHABA, KARIBU, WELKOM, DOBRODOŠLI, BIENVENIDO, UDVOZLOM, VELKOMMIN, BENVENUTO, TONGA SOA, BEM-VINDO, SWAGATA, WILLKOMMEN, NAL-VARRAVU, BOYEI BOLAMU, VITAJTE, YÔKOSO, GOBALKA VAUD o b m o ol C s gi é R © DADKA QAALIGA AH EE DHAWAAN SOO GALEEN Gobalka Vaud waa mid ka mid ah gobalada ay dadka ajnabiga ah ku badan yihiin marka loo fiiriyo gobalada kale (30,5 % dadka degan). In kabadan 175 dhalasho kala duwan ayaa ku kulma, kudhawaana 20'000 oo deganayaal cusub oo ajnabi ah ayaa lagu soo dhaweeyaa sanad walba. Hadii kala duwanaashahaasi yahay hanti hubaal dy ah, waa mid xujo weyn siyaasad ahaan iyo arimo bushadeedba, xagga wadajirka iyo n x Ci isdhexgalitaanka bulshada. oi M © Hadane, isdhexgelitaanka waa mid quseyso shacbiga oo dhan, ha ahaado Iswis ama ajnabi, Iyagoo wada hoostagaayo labada qodob oo tiirka u ah dastuurka : si tixgalinta shaqsiyadaha labada dhinac leh iyo qiimaha uu leeyahay sharciga dowliga ah. Muuqa buugaan : qofwalba kaalin ayuu ka qaatay sida caadada u ah dadka gobalka Vaud oo ah soo dhaweynta iyo inaan idiin soogudbino sida ugu fasiixsan wararka degaankiina cusub. xafiisyada u adeego dadka ee gobalka, degmooyinka, ururrada iyo shaqsiyada waxey isku keeneyn awoodooda iyagoo idin leh soodhawaada Buugaan waa mid ka weyn waraaqo: waamid isku xire ah. Philippe Leuba Xubinka dowlada, Madaxa qeybta dhaqaalaha iyo ciyaaraha (DECS) 3 Buugaan waxaa la isticmaalay magaca raga iyadoo cidna la takooreyn, si loofududeeyo akhriskiisa. M A H A D S A N I D I I N D h a m a a n d a d k i i n a g u s i i y e y DADKA QAALIGA AH EE DHAWAAN SOO GALEEN c a a w i n a a d o o d a q a ali g a a h s a me y nt a b u u g a a n. Waxaa dhawaan soo gasheen gobalka Vaud waxaana si farxadleh idinkuugu rajeyneynaa soo dhawaasho diiran. Dhigashada boorsooyinkaada meel aadan aqoonin iyo degideeda waa xili muhiim ah, fursadiisa, rajooyinkiisa ama xujooyinkiisa iyo dhibaatooyinkiisa. Si aad deg deg ugu heshaan tilmaamahiina, buugaan iyo jiheeyahiisa yar wuxuu idin la jiridoonaa dhamaan xiliga degitaankiina. Waxaad kaheleesaan baalashaan warbixino idiin suurtogalinaayo in aad sida ugu fiican u fahantaan nidaamka maamulada (sharciga degitaanka, iskoolka, ceymiska, shaqada, iwm), howlaha maamulxafiiseedka oo lagaa rabo iyo xitaa ciwaanada dadka kucaawinkaro. Hadba waamid adiga kuugu xiran isticmaalka iyo raadinta warabixinada aad u baahan tahay...haku yaalaan baalashaan, ama meelo kale! Buugaan ugu horeen waa kaaga laakin waxaa kaloo leh dhamaan kuwii ka qeybqaatay si hagarbax ah iyo qibrad leh diyaarintiisa. Iyaga ayaan si daacad ah ugu mahad noqeynaa iyo adigaba, waxaan kuu rajeyneynaa soodegitann iyo dhexgalitaanka dhulka Vaud. Mme Amina Benkais Wakiilka is dhexgalitaanka gobalka Vaud iyo madaxa xafiiska gobalka ee soo dhexgalitaanka ajnabiga iyo ka hortaga midab takoorka (BCI) 4 5 GOBOLKA VAUD GOBOLKA VAUD WARBIXINO IYO CIWAANO WARBIXINADA GUUD Gobolka Vaud wuxuu ka kooban yahay WIXII WARBIXIN GUUD AH Wakiilka gobolka iyo kooxda BCI Le centre social protestant (CSP) 316 degmo, oo uqeybsan 10 degaan. Xafiiska gobolka ee soo dhaxgalitaanka ajnabiga iyo ka hor taga midab takoorka BUREAU CANTONAL POUR JOOGTADA WARBINTA GUUD EE Si loo fududeeyo qorsheyta warbixinada (BCI), U howlgalaha bulsha La Fratenité L’INTÉGRATION DES ÉTRANGERS ET SOODEGITAANKA | LA FRATERNITÉ degaan walbo, waxaan u qeybiney ee CSP iyo wakiilada degmooyinka ee LA PRÉVENTION DU RACISME (BCI) DU CSP gobolka 4 dhinac. isdhexgalitaanka ayaa diyaar kuu ah. Département de l’économie et du sport Place M.-L. Arlaud 2 | 1003 Lausanne Service de la Population PAYERNE, LAUSANNE, RENENS, ORBE Dhinaca WAQOOYIGA Jura – Nord vaudois, WIXII WARBIXIN GAAR AH Rue du Valentin 10 | 1014 Lausanne 021 213 03 53 Gros-de-Vaud, Waxaa ka helidoontaan baalasha YVERDON-LES-BAINS, NYON, [email protected] Broye – Vully, soosocdo, maamulada kaaga RENENS, BEX www.csp.ch/fraternite Est lausannois, jawaabi karo. 021 316 49 59 Lavaux - Oron [email protected] Dhinaca GALBEEDKA Nyon, Morges Shaki la'aan la xiriir. maamuladaas si www.vd.ch/integration Ouest lausannois farxadleh ayey kuu warsiindoonaan! Dhinaca KOONFURTA Lausanne Wakiilada degmooyinka ee isdhexgalitaanka Dhinaca BARIGA Riviera, Pays- d’Enhaut, Aigle YVERDON-LES-BAINS NYON Mme Katja BLANC Mme Christiane PIAZZINI JEUNESSE ET COHÉSION SOCIALE SERVICE DES AFFAIRES SOCIALES, Rue de Neuchâtel 2 ÉDUCATION ET JEUNESSE 1400 Yverdon-les-Bains Rue des Marchandises 17 024 423 69 44 CP 1395 | 1260 Nyon [email protected] 079 211 02 74 www.yverdon-les-bains.ch/integration [email protected] www.nyon.ch LAUSANNE RENENS Mme Gabriela AMARELLE Mme Joëlle THARIN BUREAU LAUSANNOIS POUR LES SERVICE DE LA SÉCURITÉ SOCIALE, IMMIGRÉS (BLI) SECTEUR INTÉGRATION Place de la Riponne 10 | CP 5354 Rue de Lausanne 25 | CP 141 | 1020 Renens 1002 Lausanne 021 632 77 95 021 315 72 45 [email protected] [email protected] | www.lausanne.ch/bli www.renens.ch VEVEY Mme Stéphanie ZUFFEREY BUREAU DE L’INTÉGRATION Rue du Simplon 14 | CP 320 Sityaal internet oo luuqado badan ku 1800 Vevey qoran 021 925 51 85 [email protected] www.ch.ch www.vevey.ch www.swissinfo.ch 6 7 TUSMADA BUUGA TUSMADA BUUGA SHARCIGA DEGANAASHAHA 11 CASHIRADA LUUQADAHA IYO TARJUMAADA 15 SHAQADA 21 CEYMISYADA 25 GURYAHA 29 CARUURTA 33 CAAFIMAADKA 38 MADADAALO IYO SHACBINIMO 42 MUUQA KU TUSAAYO WAXA LASAMEYNAAYO NOLOSHA QORSHEYSAN 46 Cida lala xiriiraayo I-meelka Saacadaha Ciwaanka Sitka Iternetka Maamulka XIRIIRO KU ANFACAAYO 49 Taleefoonka Meesha ay howsha ka dhaceyso 8 9 LIISKA XUSUUSINTA SHARCIGA DEGANAASHAHA LIISKA XUSUUSINTA : Marka aad soogashid, ha iloobin SHARCIGA DEGANAASHAHA 1 Inaad shaqsi'ahaan isagasooqortid xafiiska diwaangalinta degmada aad degantahay (fiiri baalka 31) 8 da maalmood oo ku soo xigto soo degitaankaaga adigoo wato waraaqaha hoos ku qoran: a. Warqada aqoosiga oo Visada soo galitaanka saarantahay hadii lagaarabo. b. Warqada xaalada qoysnimada oo ku qoran luuqad kamid ah luuqadaha wadanka (Faransiis, jarmal, talyaani iyo Ingiriis ha ahaataba) DOOBYADA warqada dhalashada XAASASKA warqada guurka XAAS KALA DAGAN Kala degayaasha heshiiska kala degitaanka oo ay ku qoran tahay taarikhda dhabta ah ee kala degitaanka xaaska iyo shahaadada qoyska GAROOBKA Kufuran xukun si kamadanbeyn ah oo hore ka howlgalaayo iyo cadeynta guurka. c. Warqada ijaarka ama cadeynta gadashada/gadida. Hadii uu magacaaga ku qorneyn warqada ijaarka ama cadeynta gadashada/gadida, waxaa ayaa lagaa rabaa: › warqad ay ku qorantahay taariikhda iyo saxiixa qofka aad gurigiisa degantahay › warqada ijaarka amacadeynta gadashada/gadida qofka aad gurigiisa degantahay d. Hadii aad heysatid shaadadaada ceymiska howlgabnimada-itaaldarada ama Kaarkaaga ceymiska jirooyinka e. 2 sawir oo baasaboorka ah f. Waxaa lagaa qaadidoona lacag sarif ah (oo gaareyso CHF 15.– iyo CHF 30.–) 2 Sameyso ceymiska waajibka ah ee jirooyinka, kama debeyn 3 bilood kadib imaashahaaga (fiiri baalka 27) www.vd.ch > Social > Informations sociales > Agences www.priminfo.ch 3 Hadii aad leedahay caruur da'da iskoolka gaartay (laga bilaawo 4 sano), kasoo qor iskoolka kuugu dhaw (fiiri baalka 35). www.web-vd.ch/vd_dgeo/ etablissements 10 11 SHARCIGA DEGANAASHAHA SHARCIGA DEGANAASHAHA QAADASHADA SHARCIGA Sharciyadaan waxaa loo bixiyaa sababo WARBIXINADA GUUD Waxaa kala xiriiri LA FRATERNITE DU CSP DEGANAASHA badan : kartaan : Place M.-L. Arlaud 2 | 1003 LAUSANNE › shaqada PAYERNE, LAUSANNE, RENENS, ORBE Iswiiska, siyaada xaga dadka soo › isku keenitaanka qoyska SDEIVRIVSIICOEN DEET RLAAN PGOEPRUSLATION, 021 213 03 53 | [email protected] galaayo iswiiska waxay ku saleysantahay › waxbarashada Avenue de Beaulieu 19 www.csp.ch/fraternite › qaxootinimada labo ogolaasho : waxaa loo kala bixiyey 1014 LAUSANNE dadka kayimid yurubta (UE/AELE) iyo Sharciga deganaashaha aad helidoontid 021 316 46 46 kuwa kayimid wadamada kale. wuxuu kuxiran yahay gaar ahaan wadanka www.vd.ch/entree-et-sejour DEGANAASHO QOXOOTI › Dadka udhashay UE/AELE waxey aad udhalatay (UE/AELE ama wadamada dalxiis ahaan ujoogi karaan 3 bilood kale), sababta aad utimid iyo sharuudaha Inta ay socoto go'aanka gaarida qoxootiga, Iswiiska, kadibna waxey u keeney (tusaale ahaan: mudada heshiiska SHARCIGA C LA SOOHORMARIYEY qofka waxaa la siiyaa sharciga N. Marka bahandoonaan sharci deganaasho shaqada, sharciga iyo dhalashada xaaskaaga hadii uu wadanka u ogolaado qoxootinimada, si ay u degaan. U furnaashaha suuqa aad guursatay ama isku keenida qoyska). Dadka u dhashay wadamada sadaxaad, Gobolka wuxuu siinaa sharciga B ; markuu shaqooyinka iyo isugeynta qoysyada oo heesto ogolaasho deganaasha u ogolaado si ku meelgaar ah, Gobolka waa loo fududeeyey. (sharciga B) waxaa suurtogal u ah in ay ka wuxuu sinaa sharciga F. › Dadka udhashay wadamada kale SHARCIGA DEGANAASHAHA L-B-C codsadaan sharciga C oo la soohormariyey SERVICE DE LA POPULATION waxey u baahanyihiin Viso ay (shaqo, isku keenida qoyska, warbarasho) degmada ay deganyihiin, kadib markii ay DIVISION ASILE kusoo galaan dhulkaan, ay soo u deganaadaan sijoogto ah oo aan kala Avenue de Beaulieu 19 bixiyeen safaarada ama qunsulka Hadii aad u timid inaad ku noolaato go'laheyn mudo 5 sano ah Iswiiska meeshi 1014 LAUSANNE Iswiiska u fadhiyo wadankooda, Tiro degmo ka mid ah gobolka Vaud si aad u laga rabay 10 sano, hadii ay ku guuleystaan 021 316 46 20 xadidan ayaa loo ogolaadaa shaqeyso, ula noolaato qoyskaaga ama soo dhexgelitaanka, gaar ahaan marka ay: www.vd.ch/asile deganaasho dheer. aad waxkabaratid, waxaa ka codsaneysaa › xushmeeyaan qaanuunka iyo qiimaha sharcigaaga deganaashaha L ama B dastuurka fadaraalka ; Codsadayaasha qoxootinimada (sharciga Gobolka Vaud gudahiisa 32 % shacbiga adigoo la xiriiraayo xafiiska diwaangalinta › u leeyahay aqoon luuqada wadanka N) iyo kuwa loo ogalaadey ku meelgaar waa kuwo soo galay waxeyna heestaan ee degmada aad degantahay. meesha uu ka deganyahay heerka ahaan (sharciga F) waxaa jiif siiyo oo sharci loogu yeero sharciga deganaashaha, www.ucv.ch > annuaire > nom de votre A2 oo si wadajir ah looga gaaray caawiyo gobolka Vaud dhexdiisa Hey'adda oo xaq u siinaayo in si sharci ah ugu commune > contrôle des habitants yurubta luuqada ay soo qoreen Vaud ee soo dhaweyta dadka soogalay. noolaadaan degmo ka tirsan gobolka Vaud. gudiga yurubta. Aqoon u lahaashaha ÉTABLISSEMENT VAUDOIS D’ACCUEIL Waxaa jiro noocyo badan oo sharci ah: Sida marka aad soo gashey oo kale, wixii luuqadkale oo wadanka waa loo DES MIGRANTS (EVAM) L ogalaasho mudo gaaban cusbooneysiin ama badalaad sharciga tixgalinaayaa xaaladaas marka ay aad Route de Chavannes 33-37 (1 sano kayar, oo la cusbeysiinaayo) deganaashaha (tusaale sharciga B u buuxdo ; 1007 LAUSANNE B ogolaasho deganaasho ilaa sharciga C sanado badan kadib) › uu tusaayo sida uu diyaar ugu yahay 021 557 06 00 (1 sano ama 5 sano, oo la cusbeysiinaayo) waxaa kala xariireysaa degmada aad ka qeybqaadashada nolol [email protected] | www.evam.ch C ogolaasho degidtaan joogto ah degantahay. dhaqaaladeedka iyo inuu waxbarto. (5 sano, oo la cusbeysiinaayo) Dadka qoxootinimada loo ogolaaday oo N ogolaasho deganaasho inta ISKA JIR ! Isku keenida qoyska, waxaad heysto aqonsi qoxooti waxaa caawiyo uu socoto go'aan gaarista codsiga heysataa mudo 1 ilaa iyo 5 sano ah ayadoo JOOGTADA WARBIXINTA GUUD EE xarunta caawinaada soo dhexgelinta qaxootinimo ku xiran xaaladaada in aad sameysid SOO DEGITAANKA qoxootiga (CSIR). (3 ilaa iyo 6 bilood oo la cusbeysiinaayo) codsiga. Hadii mudadaas la dhaafo, si loo CENTRE SOCIAL D’INTÉGRATION F ogolaasho deganaasho kumeelgaar ah helo sharciga aad ayuu u adkaanaayaa ! Ururro ayaa kusiinkaro warbixino iyo talooyin DES RÉFUGIÉS (CSIR) (1 sano, oo la cusbeysiinaayo)) ku saabsan su'aalaha kuxiran ogalaashaha Avenue des Casernes 2 G ogolaasho ka shaqeyn dadka xuduuda déganaashaha, xitaa kugu caawinaayo 1014 LAUSANNE la leh xaga qaanuunka hadii aadan raali ku aheyn 021 316 03 80 (in la eg heshiiska shaqada, ama 5 sano hadii go'aanka gobolka ama fadaraalka. www.vd.ch/centre-social-refugies shaqada heshiiskeedu uu dhamaan laheyn) Shaqaale ku taqasusay howlahaas, oo ku hadlo luuqado badan ayaa diyaarkuu ah. 12 13 SHARCIGA DEGANAASHAHA CASHIRADA LUUQADAHA IYO TARJUMAADA JOOGTADA QOXOOTIGA NOQOSHO ISWIIS, DHALASHO QAADASHO CASHIRADA LUUQADAHA Ururro ku taqasusay su'aalaha ku IYO TARJUMAADA saabsan qoxootiga ayaa siiyo warbixino Kadib markey sanado badan iyo garab dadka qoxootiga ka ah ku noolaadaan gobolka Vaud, gobolka Vaud. Kuna taageero xagga deganaashayaasha ajnabiga ah qaanuunka hadii aynan raali la aheyn qaarkood waxey jecleystaan inay awooda qaabilsan codsiga qoxootiga muujiyaan ku xirnaashahooda Iswiiska ayagoo qaadanayo dhalashada wadanka EPER - ENTRAIDE PROTESTANTE SERVICE D’AIDE JURIDIQUE AUX ay ku soo dhiseen noloshooda. waxey ÉXILÉS (SAJE) bilaabaan habkii la dhaho caadiyenta. Rue Enning 4 | 1002 LAUSANNE 021 351 25 51 | [email protected] Ogow qaarkamid ah ururrada waxey www.eper.ch/saje bixiyaan cashiro lagu diyaarinaayo caadiyenta "dhalasho qaadashada" ORGANISATION SUISSE D’AIDE AUX RÉFUGIÉS (OSAR) WIXII WARBIXIN DHEERI AH oo ku 031 370 75 75 | [email protected] saabsan dhalasho qaadashada iyo www.osar.ch shuruudaheeda kala xiriir degmada aad contact uniquement par téléphone degantahay ama : SERVICE DE LA POPULATION, SECTEUR NATURALISATIONS DHACDOOYINKA XAALADA QOYSKA Avenue de Beaulieu 19 1014 LAUSANNE Dhamaan arimaha xaalada qoyska 021 316 45 91 (tusaale diyaarinta guurka ama badalida [email protected] magaca), waa inaad taleefan u dirtaa www.vd.ch/naturalisation xarunta maamulka xaalada qoyska. Kadibna, xafiiska ayaa kula sooxariiraayo oo balanku siinaayo. CENTRE ADMINISTRATIF › SHARCIGA DEGANAASHA DE L’ÉTAT CIVIL 1510 MOUDON CIDA AAD KALA CIRIIREYSID 021 557 07 07 www.vd.ch/etat-civil Hadii aad joogtid dibada Codsiyada cadeynta xaalada qoyska Safiirka Iswiiska ee wadankaaga Hadii aad (warqada dhalashada, warqada Iswiiska joogtid dhimashada, iwm), waxaad taleefan u dirikartaa xarunta maamulka ama codsi Hadii aad Iswiiska joogtid ka sameynkaraa sitkooda internetka. Waxaa laguugu soodiridoonaa bostada. Degmada aad degantahay U howlgalaha shacbiga MUUQA KU TUSAAYO WAXA LASAMEYNAAYO TALO : ha iloobin inaa la socodsiisid Saaxibtinimada CSP inbadaladaas qusulka ama safaarada Cida lala xiriiraayo I-meelka Saacadaha wadanka aad udhalatay. Ciwaanka Sitka Iternetka Maamulka Taleefoonka Meesha ay howsha ka dhaceyso 14 15 CASHIRADA LUUQADAHA IYO TARJUMAADA CASHIRADA LUUQADAHA IYO TARJUMAADA BARASHADA FARANSIISKA dhaqaalahooda yar yahay. Heysmada ECAP VERSO caruurta ayaa mararka qaarkood la Avenue Vinet 19 | 1004 Lausanne Rue de l’hôpital 31 Barashada luuqada meesha waa mid diyaariyay inta ay cashirada socdaan. LE SENTIER ET YVERDON 1400 Yverdon-les-Bains lagamamaarmaan u ah si loo awoodo ka 021 320 13 27 YVERDON hadlitaanka xaaladaha joogtada ah oo si Wixii faahfaahin ah ee kusaabsan [email protected] | www.ecap.ch 024 420 10 45 [email protected] aad fudeed ugu dareentid noloshaada soo jeedinadaas (saacadaha, heerka, FRANÇAIS EN JEU www.verso-yverdon.ch meesha cusub aad ku nooshahay. isqoritaanka) waxey ku qoranyihiin buuga Rue Mauborget 6 | 1510 Moudon waxeyna kamid tahay shuruudaha ugu qadka ku jiro ee BCI ciwaanka soo socdo : waaweyn si loohelo shaqo. www.vd.ch/integration > catalogue en C10h4e0m Einc hGarlalennds-Record 50 QEYBTA GALBEEDKA ligne > cours de français ECHALLENS, LUCENS ET MOUDON Caruurta degan gobolka Vaud, iskoolka ASSOCIATION FRANC-PARLER 021 905 44 64 | 076 340 44 64 waa qasab laga bilaabo 4 ilaa iyo 15 Rue de l’industrie 1 | 1020 Renens [email protected] sano jir. Isla marka ey bilaabaan iskoolka Wixii warbixino ah, waxaad toos ula xiriiri RENENS www.francaisenjeu.ch ardeyda ajnabiga ah waxey xaq u kartaa ururrada mas'uulka ka ah. Waatan 021 634 69 63 leeyihiin cashiro faransiis oo deg deg ah liiska oo uqoran degaan ahaan iyo LE TRIANGLE [email protected] iskoolka gudahiisa (fiiri baalka 35) alifabeeto ahaan : Chasseron 36 | 1450 Sainte-Croix www.franc-parler.ch SAINTE-CROIX QEYBTA WAQOOYIGA CARITAS Dadka waaweyn, cashiro badan oo 024 454 21 76 ou 076 561 45 92 Route de L’Etraz 20B | 1260 Nyon faransiis ah ayaa looga soo jeediyaa [email protected] ASSOCIATION THAÏS AND FRIENDS GLAND ET NYON dhulka Vaud. Waxaad ka heli kartaan Pré-Vulliemin 18 079 621 43 93 qaarkood kuwo ku haboon baahidaada, LIRE ET ÉCRIRE, NORD VAUDOIS 1400 Cheseaux-Noréaz [email protected] sacadahaada shaqada, waajibaadka Espace Traits d’Union | Rue du Collège 4 YVERDON www.caritas-vaud.ch qoyskaaga iyo xaaladaada dhaqaale. 1400 Yverdon-les-Bains 024 420 32 30 | 077 421 96 69 Waxaa jiro labo nooc oo cashiradaa ah : [email protected] LE SENTIER, SAINTE-CROIX, LUCENS, COMMISSION D’INTÉGRATION DE ROLLE ORBE, PAYERNE ET YVERDON › kuwo ay bixiyaan iskoolada birifaatiga www.thaisandfriends.populus.ch Grand-Rue 44 | 1180 Rolle 024 425 32 22 › kuwo ay bixiyaan ururrada. ROLLE [email protected] CARITAS VAUD 021 822 44 23 www.lire-et-ecrire.ch Espace Traits d’Union | Rue du Collège 4 [email protected] | www.rolle.ch CASHIRADA AY BIXIYAAN 1400 Yverdon-les-Bains PARLONS FRANÇAIS MOUDON ISKOOLADA BIRIFAATIGA CHAVORNAY, ORBE ET YVERDON ECAP Rue du Poyet 3 | 1510 Moudon 024 425 32 48 | 079 289 10 88 Avenue Vinet 19 | 1004 Lausanne MOUDON Cashirada faransiiska ey bixiyaan iskoolada [email protected] NYON 021 646 40 52 | 079 560 19 26 birifaatiga waa kuwo caadi ahaan qaali ah, www.caritas-vaud.ch [email protected] 021 320 13 27 laakin shuruudaha leyskugu ogolaado inta www.parlonsfrancaismoudon.ch [email protected] | www.ecap.ch COMMISSION D’INTÉGRATION D’AVENCHES badan wey jilcanyihiin. Sitka internetka ee Rue Centrale 33 | 1580 Avenches FRANÇAIS EN JEU ururka iskoolada birifaatiga ah (AVDEP), TISSERANDS DU MONDE AVENCHES | 026 675 51 21 Avenue Chanel 51 | 1110 Morges waxaa ku qoran iskoolada oo dhan. Maison Rouge 14 [email protected] GLAND ET NYON Waxaad ka heleysaa cida lala xiriiraayo iyo 1400 Yverdon-les-Bains www.commune-avenches.ch 021 801 71 68 cashirada ey soo jeedinaayaan : YVERDON [email protected] 076 339 96 50 www.avdep.ch COMMISSION D’INTÉGRATION DE PAYERNE www.francaisenjeu.ch/cours_morges [email protected] Chemin du Mont 18 www.tisserandsdumonde.ch Rue de l’Avenir 6 | 1020 Renens 1562 Corcelles-Payerne CASHIRADA AY BIXIYAAN PAYERNE OUEST LAUSANNOIS URURRADA 026 660 50 89 | 077 402 92 75 021 635 19 62 [email protected] [email protected] Cashirada faransiiska ay bixiyaan ururrada www.francaisenjeu.ch/cours_ouest- waxaa bixiyo dad lasoo tababaray waana lausannois kuwo inta badan lacagla'aan u ah dadka 16 17 CASHIRADA LUUQADAHA IYO TARJUMAADA CASHIRADA LUUQADAHA IYO TARJUMAADA LIRE ET ÉCRIRE, LA CÔTE COMMISSION D’INTÉGRATION QEYBTA KOONFURTA ECAP Route de L’Etraz 20B | 1260 Nyon DE VILLENEUVE Avenue Vinet 19 | 1004 Lausanne 022 366 34 04 Grand’Rue 110 | 1844 Villeneuve 021 320 13 27 [email protected] ROCHE ET VILLENEUVE Si aad u heshid liis dhameytiran ee [email protected] 077 407 58 75 cashirada faransiiska ee Lausanne, www.ecap.ch Rue de l’Avenir 6 | 1020 Renens [email protected] waxaad la xiriiri kartaa BLI (fiiri baalka 7) 021 329 04 48 FRANÇAIS EN JEU [email protected] COMMISSION D’INTÉGRATION APPARTENANCES - CENTRE FEMMES Place Pépinet 2 | 1003 Lausanne Rue des Terreaux 10 | 1003 Lausanne EwCwUwB.lLirEeN-eSt,- eMcOriRreG.cEhS, NYON, PRILLY, OL L1O8N6-7V OILllLoAnR |S VILLARS 021 351 28 80 0la2u1s a3n2n9e 0@4 f4ra9n caisenjeu.ch ROLLE ET RENENS 079 621 42 54 [email protected] www.francaisenjeu.ch/cours_lausanne [email protected] www.appartenances.ch ASSOCIATION TAF LIRE ET ÉCRIRE, LAUSANNE ET RÉGION Chemin du Vallon 1 | 1030 Bussigny ECAP APPARTENANCES - ESPACE MOZAIK Place St-François 12 bis | 1003 Lausanne BUSSIGNY Avenue du Général-Guisan 58 | 1800 Vevey Avenue Vinet 19 | 1004 Lausanne 021 329 04 48 079 706 29 68 VEVEY | 021 923 59 90 021 320 01 31 [email protected] [email protected] [email protected] | www.ecap.ch [email protected] www.lire-et-ecrire.ch www.appartenances.ch FRANÇAIS EN JEU NOUVELLES PERSPECTIVES QEYBTA BARIGA Rue des Remparts 7 ARMÉE DU SALUT CP 1 | Lausanne 1010 1814 La Tour-de-Peilz Rue de la Louve 10 | 1003 Lausanne 078 848 67 27 APPARTENANCES LA TOUR-DE-PEILZ, CLARENS, 021 312 73 52 [email protected] ESPACES FEMMES RIVIERA MONTREUX, VEVEY, AIGLE [email protected] Rue des Communaux 2A | 1800 Vevey 021 977 03 51 www.armeedusalut.ch/arclemanique PÔLE SUD VEVEY [email protected] Avenue J-J. Mercier 3 | 1003 Lausanne 021 922 45 23 www.francaisenjeu.ch/cours_riviera ASSOCIATION THAÏS AND FRIENDS 021 311 50 46 [email protected] Pré-Vulliemin 18 [email protected] www.appartenances.ch COURS DE FRANÇAIS AU PAYS-D’EN HAUT 1400 Cheseaux-Noréaz www.polesud.ch Route de l’Etambeau 14 024 420 32 30 | 077 421 96 69 ASSOCIATION POUR LE FRANÇAIS 1660 Château-d’Oex LAUSANNE UNIVERSITÉ POPULAIRE DE LAUSANNE À CLARENS CHÂTEAU D’OEX [email protected] Escaliers du Marché 2 | 1002 Lausanne 1815 Clarens 076 387 53 22 et 026 924 51 20 www.thaisandfriends.populus.ch 021 315 24 24 CLARENS [email protected] [email protected] 079 228 62 16 www.pays-denhaut.ch BOURSE À TRAVAIL (BAT) www.uplausanne.ch [email protected] Rue Curtat 6 | 1005 Lausanne www.francais-clarens.ch SERVICE COMMUNAUTAIRE 021 323 77 15 UNIVERSITÉ DE LAUSANNE DE LA PLANCHETTE [email protected] Bâtiment Anthropole | 1015 Lausanne BLONAY : ENSEMBLE Chemin de la Planchette 16 | 1860 Aigle www.laboursetravail.ch Route de Prélaz 6 | 1807 Blonay AIGLE 021 692 30 90 BLONAY 024 466 76 00 COMMUNAUTÉ SANT’EGIDIO [email protected] 021 926 82 70 [email protected] Rue de l’Industrie 5 | 1005 Lausanne www.unil.ch/cvac [email protected] www.planchette.ch 078 641 08 33 www.blonay.ch [email protected] LIRE ET ÉCRIRE, RIVIERA - CHABLAIS www.santegidio.ch COMMISSION D’INTÉGRATION DE BEX Grand Rue 50 | 1814 La Tour-de-Peilz Rue Centrale 1 | 1880 Bex AIGLE, CLARENS, LA TOUR-DE-PEILZ CORREF BEX ET VEVEY Place de la Gare 10 | 1003 Lausanne 079 686 61 10 021 922 46 10 021 341 71 11 [email protected] | www.bex.ch [email protected] [email protected] www.lire-et-ecrire.ch/riviera-chablais www.corref.ch 18 19

Description:
xaaska iyo shahaadada qoyska. GAROOBKA aad guursatay ama isku keenida qoyska). shaqooyinka . isqoritaanka) waxey ku qoranyihiin buuga.
See more

The list of books you might like

Most books are stored in the elastic cloud where traffic is expensive. For this reason, we have a limit on daily download.