Description:ku jirta fasalka koowaad ee Dugsiyada Sare. Waxaanu ka kooban yahay laba qaybood oo kala ah: 1) Akhriska Khariidadda iyo. 2) Juqraafi xisaabeedka. Waxa baraha la xusuusinayaa inuu dhigista had iyo jeer la kaashado qalabka juqraafiga siiba qalabka joom- atariga iwm., oon sinaba looga maarmi