ebook img

Naxwaha Af Soomaaliga PDF

164 Pages·2016·2.38 MB·German
by  Axmad.
Save to my drive
Quick download
Download
Most books are stored in the elastic cloud where traffic is expensive. For this reason, we have a limit on daily download.

Preview Naxwaha Af Soomaaliga

MAHADNAQ ,-- " Buuggan waxaa iga seo gaaray dhibo' badan aan la 00 500 k{)obi karin. Aruurintiisuna waxay igu qaadatay sanooyiIl badall 00 ,aan ula kaashaday vlixii buugag ahaa ay Af Soomaaliga ka qo 00 reen qorayaal shish,ecye. Jnkastoo aan islcu dayey inaan wax ka ·qab to arrimaha u waaweyn dhismaha Afkeemla Il00YO, lUlddana l~awsha N'axwaha Af Soomaalig ,,,eli fari krulla qodna 00 ,vay dil1in tahay. Si kastaba nhaat,ee, ,vaxaan filayaa in wax weyn laga faat li8 • iideysto buuggan. Waxaan mahad u naqayaa intii igu kaalisay buug gan, siiba ma·dax·da Wasaårad,da Hid·daha iyo 'Tacliinta Sare. JaaIle Shire Jaamae Axmed 23. GooraY1?-ta F'aIidaha . » 2~ 24. Joogto Dar·eerto. • » 2S 25. Astaanta Toogto Dar,eerto . • » 30-32 26. Astaanta Diiddooleyda 00. Joogto Dar·eerto » 32 o 27. Astaanta Weyddiinleyda iyo Sugidleyda » 32-33 28. Astaanta 'Diiddo Weyddiinleyda 00 Jo ogto Dareerto . • » 33 29, Ku C,elis » 33-35 3G. Lihiga Af Soonlaaliga . » 36·37 31. Gadaalraaceyaalka Lihiga ,ee M~gacuyaal1a'da -00 tixo ku jira . » 37-38 32 Jo o-gta. taagan }) 39-43 a 33. loogto- taagan iyo Falidaha Qaablnaqabey~al~a . » 44-45 34. Jooogto taagan iyo fHaq~. a F'alida. heeda . . » ·45-47 35. loogto taagan iyo hawsh·eeda . » 4 7-49 • 36. Sifaynta. » 50-53 .. 37. Labanlaabidda Erayada Sifaynta . » 53-56 38.' Erayada Weyddiinleyda . » 56-60 1 39. Ku C-Glis. • » 6-0-65 40. 'Tagto - . » 66, 41. As taalnaha -T agtada . » 66, 42. Tagto iyo,'Qaybah·eeda » 6-6 .. 69 43. Tagto iy·o I-Jawlah·eeda . • • 44. Tagto Daree:rto . » 71~" .. 45. Tagto Dareerto iyo Hawlalleeda . » 72 7"''''' .) ~ 46. Jimaynta » 74 -75 - ~ 47. Xiriiriyeyaalka ~ » 75··79 e 48.- "rimaaddo Dhow·ey (Thnaaddo D'h,o\vidley) . » 79,·80 49. Thnaaddo F~ogey (Tinl.aaddo F'o"gidley) . » 80-83 Sv. 'Titnaaddo F:ogey iyo Hawlaheeda . » 83-85 -~ 51. F' a 1 e • » 86 .. 87 ~ 52. La-Fale. >} 87 ~ 53. Falaha Qofmaqabaha (La, Loo) » 88 54. 'Qaab Erey·ee'dka Af S,oomaaliga , » 88 ...A. 55. Dhisnl.a ha Tixaha » 89 .. 91 ~ 56. La Falaha Qofqabeyaalka " » 92-94 57. Ja go H·orJoogeyaasha Af Sca·maaliga ». 95 .. 97 I.t 58. Qofmaqabaha Qudhaalaha (is) » 98 59. I(u dhufasl1ada Erayada . » 98 .. 99 6·0.. Qofmaqabaha (La, Lloo) iyo Hawlahooda · )} 99 .. 101 61. !(u Celis » 10 2-1-04 . -..... ~'. 62 . ShardiIey iyo Xiriiriyeyaalk·eeda . » 107-112 63. Falkaab. » 113 .. 117 64. Abuttridda Magacyada Cuscusub . »117-118 65. I(u dhufashada F'alidda . »119-120 66. Labanlaablca F'alidda . » 120 .. 121 67. 'Tirada aan qaab·ka lahayn . » 122-123 68. Magacuyaallada Af Soom.aaliga . » 124-127 69, Gadaalraacya-da Magacyada Af Soo111aaliga » 128-130 I 1-0. Shaqallada (,0 A) 001 orda . » 131-132 71. Sugeyaalka (waa, baa, ayaa, yaa) . » 132 72. F'arriinley » 132-136 73. Xi51eyda » 137 .. }4[ .. 74. Hadal toas ah iyo hadal maldahan . » 141-142 75. Jo ogto Dareetto iyo tagto goyso »,l~l-14J 6 • II ! I I -- III ......... 76. I(u Celis » 144-146- . 77. JCala dhigidda » 147 . II Ii 78. Labaynta iyo dheddigaynta magacyada magaa l.ooyinka, tuulooyinka, xaafadaha, d·egm·o oy i n .. ka, iyo gobollada » 147-149 II II· 79 .. Salaynta magacyada . • » 149 .. 152 BO=. Magacyada Falid.aysan » 152 .. 154 o l) 81. Murtida iyo Bibliyograafiga Af Soomaaliga alaabtiisa buugageed. • » 155-156 . QAYBTA I. HADAL Hadal waxaa la yiraahdaa, wixii aa·d marlcii dhegtaadu maqasho, ay garatoj atnaba ay,dareento. Hadal, afka ayuu ka soo baxaa, dheg tuna way maqashaa. HadaIIcu xubno ayuu Waa sida dadka ~eeyahay. DC. kale, ama 5ida n1akiinadda. Xubnuhu sida ay isugu xir:<irran yihiirl. amaba sida ay hawsha u wada qabanayaan waa inaan fiirinnaa, ee ma aha sida macnuhu yahay keliya. Haddaan'iraahdo; .«Anigu, waan 00 dhallin ya1'ahay». Hadalkaas waxaa xira ama furn, erayga la yiraahd6 «ani.g:a». .Max.aa. y·eelay" haddaan mee:sha 1ca bixinno (aniga) erayga la yiraahdo, l1adalldi dhalnmi wuu baddehnayaa. Sidaas daraaq. 00 deed, waxaan ogaannay, eraygaasi, inUll yahay furihii ama xirihii ha- .d alka. Haddaad isaga lneesha ka bixisid, l1udallcii dhammi kuu 00 . furfuranayaa macno laga lcororsanayaana ma jiraan. Sidaas daraad d·ee,d, :fil.aa.l1l:ada .aa,IlIlU joOO:gllO',. ·d.hisa·yaa.fka NaX\v'u]lU :ma ni!riy.aa.n ha. da1:ku. sid.a. uu is·u. ·"vaida. ha:yst-o·" arna sida uu isugu rakiban yahay hada! kasta. Middaas iyada ah, waxaa. lag.u magacaabaa., «.Ma{,cHll1ikada het dn I ka». .AF SOOMAALIGA Inta lagu qiyaaso, Af S-oomaaliga, waxaa ku hadla 4-5 malyuun .. ~ : 00 qof. Dadka Soomaalida ahi, dhammaantood, waxay ku hadlaan :'Af SoomaaIi. Af Soomaaligu wuxuu leeyahay murti weyn qii.rUo. 00 ...• dunida dhan ku leh, inkastoo uunan hadda ka Ilor ·dhignayn. Gum,ey" ,DO .ysigu, wuxuu ku dadaalay, innan sina Af S'oonlaaligu nlarna ku dhig min. Dhibaatooyin badan ayuu Gunleysigu hor dhigay sidii. uunan dadka S·oc-nlaalidu mama kaga gaarin 110rukac iyo xornimo, dhinaca :.qoonta iyo dhaqanka. Dadk,a S,oomaalid,a ah wax,aa laga ·qab·saday ·dhi • .-' a·c·a rekar:ka, iYio, ,hinidisaha. T.aasina,. '\v.aa. g:unl,eysi.g:a 'mo,slcxda i'Y:o ~ q()o·nta. ·G1o:b,onnim'Q· :ma jirt:ecn 'hadd,an.n. aq:oo·ni· jirin . a.q:oo,nina mia j.ir s e~n bad·d.aan af la lahayn, Idadnimana ln.a jirt1cen haddii laa,n dhaqan ji .~~. Afka Soomaaligu Bahnim·o WUXU~. ku raacaa afafka kale oon weli ". -gnayn. Afafk.aasi, waa afafka Qoromaha (Galla), Denkeliga iyo Sii .: amaha iyo l<uwo kale. Intaas afaf'ah, waxaa. lagu lnagacaab.aa '00 ~ahda .K.uush,iiti,gg:a». .Murtidu way I<u \veyn tahay Bahda l\.uusl1ii.- --~ - I Ooromaha, Denk·eliga iyo Siidaamaha iwm. ~~a: ~ . I·,.~ -1"" , - Dhibaatada ina hor taagan, waxaan keliya aynnu l(aga bix] 00. karnaa waxa \y.eeye inayntt Afk~·eeJ.ma x!oojinnaa, sid-ii R!ec:r.Guraaga J Beeraleyda, Shaqaalaha iyo da·dl<oQ· idili wax lagu bari lahaa. AqoOl1- xumada iyo jaahilnimada, afka Soolnaaliga 00 keliya ayaa wax looga qaban karaa. Taas keliya ma ahee, isaga ayaan dawladnimo run ah ku dhisan kamaa; aqoon kacaan lehna, ku abuural1 karnaa, Farta iyo furaheeda in la barto, waa lag'ama maarmaan. (Qo,raha) ,XUItUUFTA . Wax waliba waxay leeyihiin fure. P'uraha fartu, waa hikaadda farta. Sidii dadku si degdeg ah, wax ugu baran lahaa waxay u baahan tahay, in rdadku wax akI1riska iyo qoridda si wanaagsan u harto. . Xarafka . Erayga A Waa ariga, waa aniga, waa askar AA vVaa aa10, waa aabbe, waa aas B-baa \Vaa bir, waa bal, waa bad D",daa Waa duub, waa dab, waa dad D:f-j.·dhaa Waa dhir, waa dl1ul, waa dhal E-ee Waa edeb, waa ebyan, waa ehel EE- Waa eeI, waa eedid, waa eebo P. . faa Waa faras, waa fal, waa falIaar G-gaa '\V'aa guddi, wan. gal, w,aa. guri H-haa Waa haoya, waa l1a1, waa hadal X-aa Waa xas, waa xiI, waa xishood , I-i '\V'aa. il, waa ibo, waa idil II-ii Waa ciin, waa ciir, waa siin J-jaa Waa jiis, waa jid, waa jaad I(H-khaa W-aa }(hamro; waa khad, ,vaa khayr K:kaa Waa kab, waa kulayl, waa koob lrlaa Waa -laan, waa luqun, waa laba M-nlaa Waa marc, waa· miis, waa u1aal N-naa Waa nabar, waa nal, waa naag 0"00 'Waa 0101, waa 0lnas, ,vaa orod • 00-00 Waa Don, waa ood, waa xoolo Q-qaa Waa qab, waa quud, waa qool R .. raa Waa run, waa rabi, waa raxan S.. saa 'Waa. san, waa s'un, waa sin 'f --.-_--------- SH-shaa Waa shan, waa shar, waa shib T .. taa tin. waa tog, waa tal(ar Waa ul, waa ur, waa udug U-Ull UU-uu Waa Ut111, waa UtlS, waa suun W .. waa Waa' wan, waa war, waa waxar Y-yaa \Vaa yar, waa yaxaas, waa yey C-caa Waa caro, waa culay, waa can. Ogeysiin: S11aqallada, w.aa. in ,dadku si 'wanaagsan u bartaa clhaw'aaq~ooda M.acallinku ,vaa inutt u kala saar.aa ardada dhawaa.qay ku kala ged, disan yihiin shaqa.llada gaagaaban iyo kuwa dllaadheeri! Barashada Af Såomaaliga iyo xeerl<.iisu, waxay leeyhiin dhawaa. .. qyo iyo astaamo ku 5aabsan isaga. Dl18w.aaqa, wax-aa lagu aqoon., ~ ,sadaa summado. Barashada Afkana waxaa la yiraahdaa amaba lagu magacaabaa fonooloojiya.; barashada sumlnaddana waxaa lagu maga caaba qoraalka (ortografiyada)e ERAYADA, XUBNAHA IYO XURUUF'TA f-Iaddii aan 11adlaynno, ama aan wax qoraynno, innagu, waxaan tix,o. 'fix·du l.a ahu.urant.aa. ·e·r'ayo- ~:nu k.u:isticll~aalnaa 'w~ax.ay hlYSU ·",,~ada riree;~ey. Er'aYl1h~_ '\vaxa:y :kaaJJ'Uu.rnlaa.n :x~bn.aha1' xu:hnuhul~a \vax.a:y ka r:koo,bmaal1 xa,fo. . Bal aan s~o qaadanno tlX sahlan 00 faallaynno, «hal· Tixdaani·) waxay ka abuurantaa,laba eray. E.ray walbana, . i (ka~11 s·e~ix~ol». 'wuxuu leeyahay lnacno. Sidaas 00 l<ale, ayaa waxaa 100 heli karaa, amaba 100 abuuri karaa tixoyaal kale. «See·xo balkaan»,' haddaan qaybinno, waxaannu ogaanaynaa inay . qaybsanlayso xubno. See··xo hal·lcaan. Erayga la yiraahdo seexo, '. xuu u .qaybsanlaa laba xibin. Sid-Qc, kale: erayga la yiraahdo hl-kaan isna, wuxuu u qaybsamaa laba xubin. «Sheekooyinka akhri» • ... wax'aan u kala qaybin }<arnaa. xubno. ..k a, waa ~daasna, Sh,ee~k:oc·yin "far xubnood. Akh .. ri, waa laba xubnoold. K,ala barasha"da xubnaha ':f~yådu waxay kUll sahashaa' intuu. eraygu xubin yahay, hikaadduna .. , . bilaabataa. '!~!.--;' :';'" . ~r·· }..: ;. .... I(AL·A ·Q:A\J'BIS:(f\. ){.U.BNAHA • Waxaan aragnay sidii erayga, loogu qaybin karo xubno. Taasina ~ waa 11al xubinle, laba xubinle,. xubinle afar xubi.nle, shan xu" sadd~x Åb binle iyo intii tiradu kaga 'dhammaato, hadba, sidii uu eraygu yahay l;l xubnuhu waxay ka abuurmaan shibbaneyaal iyo laysku s11aqal1~ ~ daray. . , Shib'banayaasha Af S·oo·m.aalig.a: . ' . b, t, j, x, kh, d, r, ·sh, s, dh, e, g, q, k, 1, m, n, w, h, y,dharmnaan- tood waa 21 Shib ban·e. ' @ SHAQALLADA - • Dhawaaqgaaban Dhawaaq dheer. ., a, i, e, o, u, 'aa, Il, ee, 00, Ull, r· .Markii laysku daro 1)al xubin iyo labo shaqaal10 waxaa ka s,oo baxa I!!. hal xubinle, sida ... ni!l ... ,gu'b· - m·as, • :m:iis ... 'w;a·n .' yar ... w:iil- g:ce,d· s;h~n .~ laa!l - eun .. L·aba xubinleyaaIkuna waa: ,g:a'hnr,. ·,var.aäl,. as·xaan,. ,g:ee'!al) - guri, arday h.iJy,o" Saddex xubinleyaalkuna \yaa: as·k.ari, ,g:ee.ljit·le, 'b·ee:ra. -;. J' le:)' .. ·ma·kHn~·d, xariis·ka. . . ! MAGAC . Magac, waxaa la yiraahdaa wixii wax lagu magacaabo, alnab~~, . wax 1000 yaqaan. .~ .' .... Warsame, wuxuu dhoofay Berb·era. t1 L-ibaflxii, wuxuu dilay hal • . Shinbirtii, waxay ka duushay g'eedkii. Qalinka milska saar. ' . .'. Yaanbada beerta ku fal. Cirku, wuu 11illaacayaa. ...~. Anigu, shaah iyo karee', waxaan ka soo cabbay baarka. • Dayuuraddii, shalay, waxay ka duushay Hal'geysa. .. Magacu WUX1IU u lcala baxaa labo waxyaal~od: .. ~ ' """4- 1 Magac gaar (magac wax u gooni ah). o 2. .Magac guud (magac la wada wadaago). Magaca, wax u gooni ahi waa magac aan laysla ,vadaagill, e wax u gooni all. 'W'axaa ka nlid ah: Guleed, wuxuu deggan yahay Soomaaliyao Afgooye, waa beled wanaagsan. tIabboon, waxay aadday l\1arlc8. Seylac, waa magaalo duqowday. . \Vebf Shabeelle, ka soo dhashaa buuraha Iitnay. -- \VUXUU .r.t. , Landa·n, \vaa xarunta dalka Ingriiska • Ashl{il·. ka yimid shaiay Jabuuti. V1UXUU Cabdi, wuxuu la joogaa aabihiiso .' Magaca la wada wadaago, waa magac aan waxna gaar ahayn: 11 Nitl weYt:1, ayaa yimid xalay. Buug cusub, ayay Xaliimo soo gadatay. lid dheer, baan qaaday. ,--- - Miis 1,·Q,rl<.i, ayuu fuulay wiilkii. ~ I{alluu.n baan ku cashaynnay xalay. Ceel, baa arigii ka cabbay. Ma'I(aanig:g.u, wuxuu sameeyaa biraba •. Magacu Iladdana wuxuu u kala baxaa laba waxyaal1ood: . 1. Magac. :k,eli (Magac. midaysan). '" .. 4 ,,-, 2. Magac (Magac l<:ooxaysan). ]COO!X • Magac keli, waa magac qur ah. \Vixii ka badan laba waxyaalood l :-.~ waxaa la yiraahdaa magac koox. .1.·.,.·.· i'"'~ Mag:ac (!celi) Magac k·Qo·xQ Ey baa ciyay. Eyö baa ciday. .. :".: ;':Faras ayaa orday. Fardo ayaa ordaYa .- )Viil ayaan leeyaI1ay. 'ViiIal. ayaan Ieeyahay, ...... __ "l ... :'Magac (keli)o Magac: koox. " .~:~ [~ faag dhecr, ayaan shalay arka.y. Na:!;. dbaadheer, ayaan shalay ar- ~.! •_ '_ '" ~i·: .~., ___ :

Description:
Muqdisho, 1973. — 156 с.Вторая грамматика сомлаийского языка написанная на сомалийском языке.
See more

The list of books you might like

Most books are stored in the elastic cloud where traffic is expensive. For this reason, we have a limit on daily download.